Opens in a new window
Hab Fikirka Tarmuuska
Hab Fikirka Tarmuuska
Hodan Hilmi

Hab Fikirka Tarmuuska

Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka โœ๏ธ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha ๐Ÿง , iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:

Sida loo abuuro caado qoraal ๐Ÿ““
Meesha iyo waxa aad qorayso ๐Ÿ“๐Ÿ–‹๏ธ
Sida ugu habboon ee loo qoro ๐Ÿ“
Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan ๐Ÿ’ก, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha ๐Ÿš€๐Ÿ†.

Soo dhawaaw! ๐Ÿ‘‹๐ŸŽง

Episodes