Skip to content
Opens in a new window
SE06ep3: Saacad iyo Badh Toddobaadkii, Maxay Kuu Qaban Kartaa? | Naftaada U Oggolow!
22 October 2026

SE06ep3: Saacad iyo Badh Toddobaadkii, Maxay Kuu Qaban Kartaa? | Naftaada U Oggolow!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                           Bismilaah; 


Mararka qaar, waxa inaga hor istaaga inaan bilowno waa cabsida ah inaynaan sii wadi doonin. Mar kalena, waxaynu bilownaa wax badan, balse aynaan dhammeystirin. 🤍


Episode-kan waxaynu kaga sheekaysanaynaa joogtaynta, sida aynu u aragno nafteena, iyo waxa wax yar oo joogto ahi muddo dheer inoo qaban karo. 🌱⏳