Skip to content
Opens in a new window
SE06ep4: Ha Daadin Caanaha Oo Dhan! | Naftaada U Oggolow!
29 October 2026

SE06ep4: Ha Daadin Caanaha Oo Dhan! | Naftaada U Oggolow!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                             Bismilaah; 


Mararka qaar, noloshu si qurux badan ayay inoogu socotaa, mar kalena wax baa naga qaas Qul-Qulka nolosha.🍂 Episode-kan waxaynu kaga sheekaysanaynaa sida aynu u fahmi karno nafteena, waxa ina caawiya, iyo sida aynaan wax yar oo nags halaabay ugu lumin maalinta inteeda kale.


Dhagaysi Wacan!