Skip to content
Opens in a new window
SE05ep13: 10 Sano Kadib, Maxaa Is Beddeley? | Safar!
10 September 2026

SE05ep13: 10 Sano Kadib, Maxaa Is Beddeley? | Safar!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                                Bismilaah; 






🕰️ 10 sano kadib, haddii qofkii aad ahayd uu maanta kula kulmi lahaa, maxaa ugu yaab badnaan lahaa?


Maanta waxaan dib u milicsanayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxyaabihii is beddelay, waxyaabihii aan bartay, iyo qofka aan maanta ahay. 🤍✨


Dhagaysi wacan!