08 October 2026
SE06ep1: Nafta Aan Fasaxee, Maxaan U Fasaxaa? ⭐️| Naftaada U Oggolow!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
Bismilaah;
Mararka qaar waxa inaga maqan ma aha fursad, ee waa fasaxa aan nafteena ka sugayno. 🤍
Laakiin waa maxay waxa aan nafteena u fasaxayno? ✨