
03 July 2026
Waraysi: Xisaabiye Maxamed-Amiin Xuseen oo kala dhig-dhigaya macluumaadka Cashuur-celinta (Tax Returns)
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Maxamed-Amiin Xuseen oo ah xisaabiye diiwaan gashan ayaa kuu sharraxaya macluumaadka muhiimka ah ee xisaab-celinta (Tax Returns).