Skip to content
zeno
Create a Station
Explore
Podcasts
Audiobooks
Bible
By Genre
By Location
By Language
Religious
Music
News
Download App
Opens in a new window
Toggle Sidebar
zeno
SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Daily News
Society & Culture
Somali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Website
Episodes
Episodes
300
14 October 2026
#121 Picking up a prescription (Med) - Learn English #121: Daawo ka qaadashada farmashiyaha (Med)
Learn English useful for picking up prescription medicine. Practise phrases for filling a prescription, asking how to take medicine, understanding the instructions on a medicine label, and checking possible side effects and interactions with other medicines. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad u baahan tahay marka aad farmashiyaha ka qaadanayso daawo dhakhtar kuu qoray. Baro sida loo fahmo...
10 min
14 October 2026
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
12 min
13 October 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 14 October 2026
Warkii Soomaaliya naga soo gaaray saaka oo Arbaco ah, 14 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
9 min
13 October 2026
30 Daqiiqo oo Jimicsi ah Xilliga Shaqada: Daraasad Cusub oo Australia Ka Bilaabanaysa
Daraasad lagu samaynayo in shaqaalaha la siiyo 30 daqiiqo oo jimicsi ah, inta ay shaqaynayaan iyadoo mushaharkoodu u socdo. Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
7 min
13 October 2026
SBS Somali News: Warka Australia Iyo Caalamka ee Talaado 13 October 2026
Warka Australia iyo caalamka ee Talaado 13 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
4 min
12 October 2026
How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3
How are laws made in Australia? Through Wurundjeri Elder Uncle Dave Wandin’s story of the Birrarung, also known as the Yarra River, learn how an idea becomes a bill, passes through Victoria’s parliament and receives royal assent, the formal approval that makes it law. - Sidee sharciyada Australia loo sameeyaa? Birrarung, oo sidoo kale loo yaqaan Yarra River, ayaa tusaale inoogu noqonaya sida...
11 min
11 October 2026
SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo Dhan
Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. Sidoo kale waxaad ka dhegeysan kartaa barta Youbube (SBS Somali).#sbsaudiopodcast
43 min
09 October 2026
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026#sbsaudiopodcast
10 min
08 October 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 9 October 2026
Warkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey saaka oo jime ah halkan ka dhegeyso#sbsaudiopodcast
7 min
08 October 2026
Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?
Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin.#sbsaudiopodcast
8 min