24 November 2026
Bandhigga Dhaqanka Afrika oo Dadweyne, Cunto iyo Muusiq Ku Kulmiyey Federation Square
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Bandhiggii African Music and Culture Festival oo sannadka 13-jirsadey ayaa lagu dhigay magaalada Melbourne. Saddex maalmood oo xiriir ayaa waxaa isugu yimid dad-weyne fara badan. Dhaqamada, cuntooyinka, suugaanta iyo lebbisyada kala duwan ee qaaradda Afrika ayaa lagu soo bandhigay halkaa.
#sbsaudiopodcast
#sbsaudiopodcast