06 August 2026
Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Ubah Gabris, oo ah madaxa ururka Somali Council of New South Wales, ayaa ka warramaysa muhimmadda ay dadka Soomaaliyeed ee Australia deggan u leedahay inay si buuxda uga qayb qaataan Tiro-koobka (Census) 2026 oo dhici doona Talaadada 11 August 2026.