
02 July 2026
Waraysi: Faarax Warsame - Calanka Soomaaliyeed oo laga taagey Melbourne
SBS Somali - SBS Afsomali
About
1-dii July 2026, waxaa doobta calamada ee Federation Sqauare oo Melbourne ku taalla laga taagey Calanka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska toddobaadka qarannimada Soomaalyeed ayay ka mid ahayd. Guddoomiyha Somali Community Inc. Australia, Faarax Warsame ayaa soo abaabuley xafladda calan saarka. Halkan ka dhegeyso Faarah oo ka warramaya: