02 November 2026
Waraysi - Dr Mohamed Abbas Oo Ka Warramaya Doorashada Victoria ee 2026
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Dr Mohamed Abbas oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Victoria - Australia, ayaa si guud uga warramay sababaha bulshada Soomaaliyeed ee Victoria muhiim ugu tahay inay ka codeeyaan doorashada. Qofkee ayay ku waajijbtey? Qofka aan socon karin, ama gobolka ka maqan sidee u codeynayaa. Macluumaadkaas oo dhan waraysigan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcast
#sbsaudiopodcast