Skip to content
Opens in a new window
Waalidiin Maxakamad La Aadey Shirkadda Meta ee Leh Facebook
20 August 2026

Waalidiin Maxakamad La Aadey Shirkadda Meta ee Leh Facebook

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Labaatan iyo sagaal ka mid ah gobollada Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogey Shirkadda Meta , iyagoo ku eedeynaya shirkadda, inay si ula kac ah u qaabaysay qaar ka mid ah adeegyadeeda Facebook iyo Instagram, si ay carruurta iyo dhallinyaradu ula qabatimaan, iyadoo aanay qaddaren halista caafimaad ee kaga imaan-karta carruurta.