
09 June 2026
Waalididiinta oo dowladda Ingriiskia ku adkaynaya in ay caruurta ka mamnuucaan baraha bulshada
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Dalka Ingiriiska ayaa laga yaabaa inuu noqda dalkii ugu dambeeyey ee soo roga xannibaado waaweyn oo ku saabsan qaabka ay carruurtu u isticmaalaan baraha bulshada.