Ubah Gabris: Waraysi ku saabsan adeegga Multicultural Service DesK - Auburn NSW
30 June 2026

Ubah Gabris: Waraysi ku saabsan adeegga Multicultural Service DesK - Auburn NSW

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Ubah Gabris, Guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa ka warrantay adeeg laga hir-geliyey xaafadda Auburn ee magaalada Sydney. Adeeggaa oo la yiraahdo Multicultural Service Desk ayay Ubah inoo sharraxaysaa ujeeddadiisa iyo cidda ka faa'iideysan karta.