SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026
03 February 2026

SBS Somali News: Warka Talaado 3 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Macallimiinta iyo maamulayaasha iskuullada ee New South Wales ee ku lug yeesha hadallo naceyb ah, ayaa shaqada laga eryi karaa, sida ku cad xeerar cusub oo lagu soo rogay shaqaalaha dugsiyada. Hoggaamiyaha Mucaaradkuna,, Sussan Ley , waxaysheegtay inay diyaar u tahay in toddobaadkan dib loo mideeyo xisbiga Coalition-ka