SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 10 June 2026
10 June 2026

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 10 June 2026

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Wararka Arbacada waxaa ka mid ah: Iran oo loogu baaqay inay la shaqayso hay'adda kormeerta Nukliyeerka ee IAEA, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Victoria, Jess Wilson, oo sheegtay inay guuleysan karto doorashada Victoria oo soo socota.