20 July 2026
SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimcaha 17 July 2026 oo dhammaystiran
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Waa barnaamijkii Jimce 17 July 2026 oo dhammays tiran. Waxaad ka dhegeysan kartaa, wararkii Australia iyo caalamka, wararkii Soomaaliya iyo war-bixinno faa'iido leh.