
About
Hirar kulayle ah oo aan hore loo arag ayaa weli ka socda qaybo ka mid ah Australia, iyadoo ay qaybo South Australia ka mid ahina halis ugu jiraan, dab-kaymeedyo laxaad leh. New SouthWales ayaa iyana maalinkii lixaad laga filayaa heer-kul gaaraya 40 degree.