Opens in a new window
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 17 July 2026
17 July 2026

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 17 July 2026

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Iiraan oo ku gooddidey in haddii Maraykanku kaabayaasheeda dhaqaalaha weeraro ay iyaduna duqayn toonto kuwa gobolka Khaliijka. Xuutiyiiinta Yemen ayaa iyaguna ku hanjebey in ay gantaalahooda iyo xarumaha saliidda ee Sacuudigu is arki doonaan haddii uu Sacuudigu sii wado dagaalka.