Skip to content
Opens in a new window
Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia
10 August 2026

Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko. Xilliyada Spring iyo Summer-ka ayaa la saadaalinayaa inay noqdaan kuwo intii ore ka kulul kana qallalan, isla-markaana ay halista dab-kaymeedyaduna badan karto.