Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?
28 April 2026

Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Dalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.