
16 March 2026
Islaam-neceybku kusii kordhay Australia iyo dowladda oo loo soo jeediyey inay wax ka qabato
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Australia ayaa xilligan loo dabbaaldegey Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka Islaam-neceybka, ku baaqaya tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo tacaddiyada, takooridda, iyo necaybka ka dhanka ah dadka Muslimiinta ah.