Skip to content
Opens in a new window
Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey
02 September 2026

Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Muddada ay qaadato in laga soo jawaabo codsiyada fiisayaasha lammaanahaa ayaa sii kordhaysa, iyado dhinaca kalena ay xukuumadda Labor-ku ku howlan-tahay, cadaadisna kala kulmayso sidii loo yarayn lahaa tirada dadka dalka u soo guuraya. Waxaana jira cabsi laga qabo in is-beddellada nidaamka socdaalku ay sii adkeeyaan fiisayaasha. Ka dhegeyso halkan.