Skip to content
Opens in a new window
Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?
01 September 2026

Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Warbixin sannadle ah oo ay soo saartay hay’adda Penington Institute ayaa muujinaysa in 2,596 qof ay sannadkii 2024 u dhinteen maandooriye, iyadoo inta badan dhimashooyinkaas ay ka dhasheen daroogo si aan ula kac ahayn loo qaatay.