Skip to content
Opens in a new window
Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?
22 September 2026

Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.

#sbsaudiopodcast