02 November 2026
Cilmi-baaris Cusub oo Laga Wado Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga (ISS)
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Cilmi-baarisyo cusub ayaa ka socda Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga ah (ISS), halkaas oo lagu daraasaynayo sida dhirta iyo noolaha kale uga falceliyaan xaaladaha ka baxsan dhulka. Australia ayaa qayb ka ah cilmi-baarisyadan, iyadoo saynisyahanno iyo jaamacado Australian ahi ay ka qayb qaadanayaan tijaabooyinka lagu sameeyo saldhigga hawada sare.
#sbsaudiopodcast
#sbsaudiopodcast