12 August 2026
Census Wrap Up: Weli waad buuxin kartaa tiro-koobka si aad uga fakato ganaax
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Mas’uuliyiinta hay’adda ABS ayaa sheegay in ay dadka aan weli buuxinnin formka tiro-koobka lasoo xiriiri doonaan toddobaadkan. Qofkii si ula-kac ah u diida inuu ka qaybqaato tiro-koobkuna wuxuu mutaysan karaa, bay yiraahdeen, ganaax dhan $364 maalin walba.