
03 July 2026
Boortaqiiska oo u quus gooyey Croatia, iyo Spain oo u gudubtay wareegga 16-ka
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Maalintii 22-aad ee Koobka Adduunka, Portugal ayaa si dirqi ah ugaga adkaatay Croatia ciyaartii sagootinta Luka Modrić, halka Spain-na ay si raaxo leh uga badisay Austria, Switzerland-na ay ka talaabsatay Algeria. Saddexda kooxoodba waxay u gudbeen wareegga 16-ka.