Skip to content
Opens in a new window
Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?
08 October 2026

Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin.

#sbsaudiopodcast