Australia’s unique wildlife: what makes it special and what’s at risk - Australia Explained: Noolaha u gaarka ah Australia - Maxay u gaar yihiin, maxaase halis ku haya?
06 April 2026

Australia’s unique wildlife: what makes it special and what’s at risk - Australia Explained: Noolaha u gaarka ah Australia - Maxay u gaar yihiin, maxaase halis ku haya?

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Australia is one of the most biodiverse places on Earth, home to wildlife and plant species found nowhere else on the planet. In this episode of Australia Explained you’ll learn about what makes Australia’s biodiversity so special, the threats it faces and how we can all help protect it. - Australia waa mid ka mid ah meelaha ugu qanisan dunida marka laga hadlayo dhanka noolaha (biodiversity), waxaana ku nool duur-joog iyo dhir aan meel kale laga helin. Qaybtan barnaamijka Australia Explained, waxaad ku baran doontaa, waxa noolaha Australia ka dhigaya kuwo gaar u ah qaaraddan, khataraha soo food saaray, iyo sida aynu dhammaanteen gacan uga geysan karno badbaadintooda.