17 July 2026
Argentina iyo Spain oo ku maalin-riyoonaya hanashada Koobka Adduunka
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Waxaa si xiiso leh loo sugayaa bilowga labada cayaarood ee ugu dambeeya tartanka koobka adduunka. Halkan ka dhegeyso koobiddii cayaarahaya ee maalinka 36aad ii koobka aduunka.