29 October 2026
Airport-ka Australia Ugu Cusub oo Laga Furay Galbeedka Sydney
SBS Somali - SBS Afsomali
About
Airport-ka ugu cusub Australia oo muddo 50 sannadood ah la hadal hayay ayaa laga furay galbeedka magaalada Sydnyey. Waxaana la filayaa unuu wax weyn ka beddelo safarrada hawada, dhaqaalaha gobolka Western Sydney iyo dhamaan dalkaba.
#sbsaudiopodcast
#sbsaudiopodcast