Skip to content
Opens in a new window
30 Daqiiqo oo Jimicsi ah Xilliga Shaqada: Daraasad Cusub oo Australia Ka Bilaabanaysa
13 October 2026

30 Daqiiqo oo Jimicsi ah Xilliga Shaqada: Daraasad Cusub oo Australia Ka Bilaabanaysa

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Daraasad lagu samaynayo in shaqaalaha la siiyo 30 daqiiqo oo jimicsi ah, inta ay shaqaynayaan iyadoo mushaharkoodu u socdo. Halkan ka dhegeyso.

#sbsaudiopodcast