Skip to content
Opens in a new window
#121 Picking up a prescription (Med) - Learn English #121: Daawo ka qaadashada farmashiyaha (Med)
14 October 2026

#121 Picking up a prescription (Med) - Learn English #121: Daawo ka qaadashada farmashiyaha (Med)

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Learn English useful for picking up prescription medicine. Practise phrases for filling a prescription, asking how to take medicine, understanding the instructions on a medicine label, and checking possible side effects and interactions with other medicines. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad u baahan tahay marka aad farmashiyaha ka qaadanayso daawo dhakhtar kuu qoray. Baro sida loo fahmo tilmaamaha ku qoran daawada, waxyeellooyinka ay keeni karto iyo inay dhibaato ka dhalan karto haddii lala qaato dawooyin kale.

Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedhaha aan ka baratay casharkan, iskuna tijaabi su'aalaha halkan ku qoran.