Skip to content
Opens in a new window
#119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)
20 September 2026

#119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu dhibayso.

Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedhaha ku jira qaybtan, ka dibna isku tijaabi inaad ka jawaabto su'aalahan.