Opens in a new window
SE05ep8: Waa Maxay HYROX? β“πŸƒβ€β™€οΈ| My Summer Challenge
09 July 2026

SE05ep8: Waa Maxay HYROX? β“πŸƒβ€β™€οΈ| My Summer Challenge

Hab Fikirka Tarmuuska

About

Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β  Β Bismilaah;Β 


Maxaa iga soo jiitay HYROX, maxaanse ka bartay daawashadii Tartanka Adduunka ee Stockholm? Qeybtan waxaan kula wadaagayaa 5 cashar oo aan ka qaatay daawashada HYROX World Championship iyo sababta aan HYROX uga dhigtay Tijaabintayda xagaagan. β˜€οΈπŸ’ͺ


Dhagaysi Wacan!