Skip to content
Opens in a new window
SE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar!
20 August 2026

SE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                            Bismilaah; 

Haddii aan maanta la hadli lahaa Hodantaydii yarayd, maxaan u sheegi lahaa? ❤️  Qaybtan waxaan kaga hadlayaa wax aan jeclaan lahaa inaan fahmo anigoo yar.🫂

Dhagaysi wacan! ❤️