30 July 2026
SE05ep10: 🤝 Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro 🎙️ | Safar!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
Bismilaah;
Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga🤝 laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto dadka aad ku kalsoon tahay waxa qalbigaaga ku jira. 🤍
🎙️ Fiiro gaar ah: Qaybo yar oo codkayga ah waxaa ku jira echo. Fadlan naga raalli ahaada, waxaana rajeyneynaa inaysan saameyn weyn ku yeelan dhageysiga. Mahadsanidiin fahamkiinna. 🙏🎧