SE04EP7: Dhaqankeena Maxaan Ilaashannaa, Maxaanse Ka Tagnaa? Marti‼️| Dhugatayee Maxaad Dhigi!
20 November 2025

SE04EP7: Dhaqankeena Maxaan Ilaashannaa, Maxaanse Ka Tagnaa? Marti‼️| Dhugatayee Maxaad Dhigi!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                             Bisilaah;


Qaybtan waxaan la fariistay Jacayl badan u haya dhaqanka Soomaaliyeed. Wada sheekaysigeennu wuxuu iftiiminayaa laba arrimood:


1) Hal dhaqan oo aynu jeclaan lahayn inuu sii noolaado.


2) Iyo hal dhaqan oo aynnu rajaynayno inuu halkan ku joogsado. 


Martiduna waa qofkii ila wadaagay Podcast-gii ugu horeeyay ee somali ku baxa oon dhagaysto muddo 6-7 sanno laga joogo. Sidoo kalena ka danbaysay, in uu Hab Fikirka Tarmuuska Soomali ku baxo.


Marka dhagaysi wacan!