
13 November 2025
SE04EP6: Sidee Awoodda Looga Qaadaa Fikirka Xun? π§ β¨ | Dhugatayee Maxaad dhigi!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
Fikir dib kuula haraya maa ku daaliyay? π€
Qaybtan cusub waxaan kaga hadlaynaa 3 qaab oo aad awoodda ugaga soo ceshan karto fikirka xun (Negative) π«
Qalinkaga, codkaaga, iyo qof aad ku kalsoon tahay ayaa noqon kara furaha xorriyadda maskaxda. ποΈποΈπ«Άπ½
Dhagayso si aad u barato sida aad ugu beddeli karto fikir xun mid ku dhisa. π±
Β