SE04EP3: 🎙️  Naftaada Ma Jeceshahay? Haa, Hadaba fadhiga Ka Kac!  | Dhugatayee Maxaad Dhigi
23 October 2025

SE04EP3: 🎙️ Naftaada Ma Jeceshahay? Haa, Hadaba fadhiga Ka Kac! | Dhugatayee Maxaad Dhigi

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                                  Bismilaah;


Mararka qaar fadhigu waa nasasho,
laakiin haddii uu bato oo dheeraado, wuxuu dhalaa wax layiraahdo shalayso oo hadhoow nagu noqda bahal si arxan daro ah noo cuna.  ⏳
Dhageyso qaybtaan si aad u ogaatid sababta ay dhaqaaqidu muhiim u tahay 💫