SE04ep2: Sabab ayuu isbeddelku u adagyahay? Iyo Maxamed Cali | Dhugataye Maxaad Dhigi?
16 October 2025

SE04ep2: Sabab ayuu isbeddelku u adagyahay? Iyo Maxamed Cali | Dhugataye Maxaad Dhigi?

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                                Bismilaah;


Qaybtan waa wada sheekaysi furan oo uu nagala soo qayb galay Maxamed Cali, annagoo si hufan uga hadlayna micnaha iyo ujeeddada “Dhugataye Maxaad Dhigi?” 💭
Ayaan hadana wadaagnay sheeko ku saabsan fahamka, dhaqanka, iyo dib u milicsiga, sidoo kalena dib u eegnay waxa aan ka dhaxalnay iyo waxa aan rabno inaan dib u qorno ✍️🌱


Dhagaysi Wacan!