
15 January 2026
SE04ep13: Takooridda Aan Ka Aamusanahay: Bulshada Soomaaliyeed 🪞🧠🖤 With Shamso Ahmed ┃ Dhugatayee Maxaad Dhigi!
Hab Fikirka Tarmuuska
About
Bismilaah;
Takooriddu mar walba kama timaaddo dibadda — mararka qaarkood waxay ka dhex jirtaa bulshadeenna. 🪞
Qaybtan, waxaan si toos ah u eegaynaa sida kala soociddu uga muuqato dhexdeena: qabiil, midabka maqaarka, xaaladda caafimaad, iyo aragtiyo nololeed oo kala duwan. 🧠
Ma aha in cid kale la eedeeyo ee waa in qof walba is weydiiyo su’aasha adag: anigu xaggee ayaan ka taaganahay?
Qaybtani waa martiqaad aad ku joojiso is-difaaca, kuna bilowdo is-eegis dhab ah. 🔍✨