SE04ep1: ✨ Hal sano oo Podcasting ah iyo 50 xalqadood maxay i bareen? | Dhugataye Maxaad Dhigi!
09 October 2025

SE04ep1: ✨ Hal sano oo Podcasting ah iyo 50 xalqadood maxay i bareen? | Dhugataye Maxaad Dhigi!

Hab Fikirka Tarmuuska

About

                             Bismilaah;


Haddii aad weligaa ku hamin jirtay inaad wax qabato 💭, ay jirto fikrad mar walba kugu soo noqnoqota  mid aad rabtay inaad bilowdo laakiin aadan weli ku dhiiran 😔 ama aadan garan sida loo bilaabo 🚶‍♀️…
Haddii ay saas tahay, qaybtaan waa tii aad ka heli lahayd talooyin iyo  xooggii aad wax ku bilaabi lahayd  🎧✨