
18 September 2025
SE03EP15: Deegaanka miyaa go'aamiya horumarka? ๐๐ฑ| Ma Fiyoorahaa Mise Waa Fikirkayga
Hab Fikirka Tarmuuska
About
ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Bismilaah;
Ubaxa Lotus wuxuu ku dhashaa dhoobo iyo biyo wasakh ah, haddana wuxuu noqdaa mid ka mid ah ubaxyada ugu quruxda badan adduunka. ๐
Casharka? Waxaa jira qurux iyo awood gudahaada ah, xitaa haddii deegaankaagu adag yahay. ๐ช๐ฝโจ
Qeybtan waxaan ku baran doonaa sida fikradahaaga iyo waxa aad quudiso maskaxdaada ay u qaabeeyaan noloshaada. Iyo sida aad ugu abuuran karto qurux iyo xoog, meel kasta oo aad joogto. ๐๐ธ
ย