Isir Radio
Isir Radio

Isir Radio

Download App

Website Image

Announcement

December 5, 2025

Bilowga Isir Radio

Radiyoowgu waa warbaahinta nooca ugu facaweyn, misna ugu muhiimsan qeybaha warbaahinta, wax kaleba daaye, wuu ka dhib badan yahay maamulida iyo soo saarista Radiyoowgu, dhinacayda kale ee warbaahinta noocyada badan, waa howl u baahan dadaal iyo waqti-farabadan. Amina Mussa Wehelie, oo ah warbaahiso ka soo wada shaqeysay qeybaha kala duwan ee warbaahinta, tan qoraalka, tan hadalka oo qur ah, tan muuqaalka iyo tan onlinekaba, ayaa dadaal dheer ka dib, waxaa u suurtagashay, in ay hawada soo geliso, Isir Radio. Magaca oo qur ah ayaa isagana macno weyn xambaarsan. Dhageyste meel kasta oo aad dunida ka joogto, ku soo dhowoow dhageysiga Isir Radio, ku xirnoow oo ka dhigo wehelkaaga. Kala soco warar iyo barnaamijyaba, madalaalo iyo waxbarasho, iyo nooc kasta oo aad warbaahin u baahato.

Top Audio Clips

Latest and Breaking News in the USA
News | 1 min
Latest Weather Report in the USA
Weather | 1 min
Latest Sports News, Scores And Highlights in the USA
Sports | 1 min