Ceelbaraf Radio
Ceelbaraf Radio

Ceelbaraf Radio

Waa Radiyoow ku hadalaya afka Soomaaliga, lagana dhageysan karo, guud ahaan dunida dacaladeeda, wuxuu si gaar ah u soo gudbinayaa, wararka, barnaamijyada, suugaanta, dhaqanka, iyo barnaamijyo gaar ah oo ku aadan diinta Islaamka, Taariikhda, wareysiyo xiisa badan iyo barnaamijyo waxbarashada dadban ah.

Download App

Website Image