
30 September 2025
Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga
Wehel Podcast
About
Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyay
Hadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto
Dhagaysi wacan
Resource list: https://bit.ly/3In0f7J
wixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta : Wehelpodcast@gmail.com