Cabsida Bulsha dhexgalka | Social Anxiety
04 November 2025

Cabsida Bulsha dhexgalka | Social Anxiety

Wehel Podcast

About

Xalqadan waxaan idinkula wadaagay Cabsida bulsha dhexgalka calaamadeheeda,saamynta ee nolosheena kuleedahay iyo sida ayn u maarayn karno .

Dhagaysi wacan