zeno
  • Home
  • Explore
  • Religious
  • Music
  • News
  • Podcasts
  • Bible
  • By Genre
  • By Location
  • By Language
  • Download App
  • Log in
  • Sign up
zeno
Wehel Podcast
Wehel Podcast
Juweria ismail

Wehel Podcast

Mental HealthSomali

Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.


Dhgaysi wacan.



Website
Cabsida Bulsha dhexgalka | Social Anxiety
04 November 2025

Cabsida Bulsha dhexgalka | Social Anxiety

Xalqadan waxaan idinkula wadaagay Cabsida bulsha dhexgalka calaamadeheeda,saamynta ee nolosheena kuleedahay iyo sida ayn u maarayn karno .Dhagaysi wacan
Depression  | Qulub
31 October 2025

Depression | Qulub

Xalqadan waxaan idinkula wadaagay depressionka waxa uu yahay, calaamadihiisa,dawooyinkiisa ugu dambayna waxan idin la wadaagay depression ka markii uu igu dhacaysida ay ahayd.Dhagaysi wacan
Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga
30 September 2025

Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga

Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyayHadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto Dhagaysi wacan Resource list: https://bit.ly/3In0f7Jwixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta :...